Booliiska oo War cusub kasoo saaray Haweeney si arxan darro ah u jir dishay Gabar 9-jir ah

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa sabtidii lasoo dhaafay xaafada Daadsaney ee degmada Dayniile kasoo xiray Shugri Cabdulaahi Xaashi, oo la baahiyay muuqaal iyada oo si arxan darro ah u jir dileysa gabar uu dhalay nin ay kala tageen. Booliiska Soomaaliya ayaana baaritaano ay sameeyeen ku ogaaday in Shugri Cabdullaahi marar kala duwan si xun u jir … Continue reading Booliiska oo War cusub kasoo saaray Haweeney si arxan darro ah u jir dishay Gabar 9-jir ah